Madaxwene Erdogan oo Baaq Muhiim ah u Diray Hogaamiyaasha Wadamada Islaamka

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta Khudbad xamaasad leh ka jeediyay Shir deg deg ah oo Hogaamiyaasha Ururka Iskaashiga Islaamka uga furmay dalka Turkiga. Erdogan ayaa si kulul u cambaareeyay Go’aankii Donald Trump , waxa uuna ugu baaqay Hogaamiyaasha Wadamada Islaamka in magaalada Qudus u aqoonsadaan Caasimada Xooga lagu heesto ee Falastiin. Waxa uu sheegay … Continue reading Madaxwene Erdogan oo Baaq Muhiim ah u Diray Hogaamiyaasha Wadamada Islaamka